Search Here:-

Maxaad u hadashey? Qoraa: maxamuud diiriye {suldaanka}

Written by: admin
Published: October 3, 2016     

Maxaad u hadashey?
Qoraa: maxamuud diiriye {suldaanka}
Inta badan waxaynu aragnaa oo aynu maqalana hebel waa la xidhey oo xakuumada ama qof ka mida ah ayuu argtidiisa ka hadaley oo uu maqaal ka qorey
Arintani waa mid sameyn weyn ku yeelatay safaxda iyo websetyada iyo bulshadaba qoraa macalin iyo ardey rayigiisa dhiibtey
Xakuumada hada talada haysaa waa xukuumadii ugu badaneyd ee xidha wariyaal qoraa jaraa,iido tiro badan iyo waliba websedyo badan halka ay manta cabudhaad iyo xoryad la,aan ka dareemayaan saxafiyiin fara badan iyo qoraayo tiro badan inay tahay xakuumada
Dastuurka somalilnd ee aynu ku dhaqano ee ina kala haga ayaa sheegaya in muwaadin kasta oo reer somalind ahi uu hadli karo wax kasta xoryadiisa ah hadu yahay saxafi qoraa iyo shacab
Waxa jira qoraayo fara badan oo cabasho iyo baqdin ka hayso dhinacyo kala duwan oo is leh hadii aad argdidaada ama rayigaa ka hadsho armaa xoryadaada wax loo dhimaa
Waxad argeysaa wariye runtii uu sheegi laha ama uu ka hadli laha baqdini ka hayso dhinacyo kala duwan
Akhriste arinatani wa mid u bahan in wax layska weydiiyo loona dodo inaynu waxa kasta oo argideena iyo arigeenaba ka hadlo waxa dhacda dhalinyaro fara badan oo dhibtoyin kla duwan kala kulanta goobo fara badan oo dalka ah waxan hubaa hadii qof waliba uu ka hadlo dareen kiisa in aynan argi lahayn waxayeelon kasta oo lo geysay dhalinyaro fara badan
Waana ta inoo suura galineysa inaynu hiigsigeena taabnano oo tusno wadada wanagsan cidkastoo ja wareersan

Qoraa maxamuu diiriye {suldaanka}

Wararkii ugu dambeeyey
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag https://youtu.be/1hYcK8s04fQ
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                       
Warar
Waraysiyo khaas ah
SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY By:Mohammed Dahir Ahmed Democracy d
H.E President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo and entourage today flew out of the country headed to th
Waraysiyo
dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo
HAlkan Dhig 160x60