Search Here:-
Artical
Qalin-ya-143x150 Musharax Muse Biixi Abaal Buu Ku Leeyahay Xoriyo Ee Codkaga Ugu Guuri Gobanimo Sigaa Gayee!!! Q/1aad Qalinkii Mahad Cali-Salaan
(November 18, 2016)
                                                            Gumaysigu hashuu naga dhaceen,gurayey raadkeeda Gu'yaal iyo gu'yaal badan,gama,a noo diiddey Goobtey istaagtaba hashaan,joogey garabkeedda Guuraa habeennimo hashaan,gebi walba...
maxamed Muuq La ‘Aanta Xisbul Xaakimka Kulmiye Iyo Maweelada Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer
(November 18, 2016)
Inta badan bulshada gobolka togdher waxay la tacalayaan abaarta baahsan ee dadka, dalka iyo duunyadaba samaysay, abartasoo ah mid ilaahay moyaane cidkale aysan waxba ka qaban karin xukuumadana ay ku fashilantay inay qorsha ka samayso ka hortagista abaaraha soo noqnoqnaya, Gobolka togdheer oo ah m...
Maxamed SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY
(November 18, 2016)
SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY By:Mohammed Dahir Ahmed Democracy devoid of elections is like a vehicle without tyres. Albeit there is a persistent drought in the eastern regions and the whole nation is geared towards reaching and sustaining the drought vicitms, it i...
xuseen-belel Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda Ee Shirwayne Lagu Doortay.
(November 18, 2016)
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                                 Ee Shirwayne Lagu Doortay. Waxaan qalinka u qaatay inaan lafa gur/iftiimin  sharci ku sameeyo muranada ka dhex dhasha xisbiyada ee galaafta xil ka qaadista ama eriyida ama ka s...
mohamed21 Xafiiltanka Siyaasaddu Ma’laha Xiqdi, Xin iyo Xassad
(November 18, 2016)
Xafiiltanka Siyaasaddu Ma’laha Xiqdi, Xin iyo Xassad     Hore dunida  ugamay dhicin in wargeys ka mid ah wargeysyada madaxabannaan uu duqeeyo waddankiisii uu ka difaaci lahaa cadowga lidka ku ah qarannimadda dalkiisa iyo dadkiisaba, laakiise, nasiib-darro, taasi maanta waxa ay ka dhacda...
Qalin Guddoomiyaha Golayaasha Deeganka Somaliland
(November 18, 2016)
Guddoomiyaha Golayaasha Deeganka Somaliland Berbera  waa magaalo kamida magaaloyinka ugu mihiimsan Somaliland , Qarniyadii hore waxay ahay magaaladda Berbera  qayb ka mid ah silsilad magaalooyinka dekedda ganacsi oo ay la socdaan ganacsiyada  Soomaalida badankoodu . Waxaa markii dambe noqday c...
cadami-67 Hoostii Daye, Hareertii Ma Dayo: W/Q: Cabdiraxmaan Cadami
(November 18, 2016)
In kasta oo Jamhuuriyada Somaliland madaxbanaanideedii la soo noqotay 26 sanadood ka hor hadana wali si buuxda ugama ay mid noqon beesha caalamka. Waxa jira dalal kale oo Somaliland la mid ah oo aan iyaguna aqoonsi helin oo hadana gaadhay horumar balaadhan markii ay la yimaadeen isku kalsooni iyo da...
Qalin5 MALCAAMADII LOO BEDELAY MUKHBAARADA
(November 18, 2016)
MALCAAMADII LOO BEDELAY MUKHBAARADA   Goobtu waa milcaamad quraan gurigayga u jirta qiyaastii 30 miter  wakhti wakhtiyada ka midana ay dhigan jireen caruurtayadu(walaalahay) waxay milcaamad ahayd ilaa 13 sano garashadayda oo aan jaar la ahaa, fahan akhriste  inay goobtu tahay meel waagi...
riyo Aqalka Sare iyo Puntland “Waryaa harageeda mar nooga celiya”
(October 4, 2016)
Aqalka Sare iyo Puntland “Waryaa harageeda mar nooga celiya”   Hada ka hor ayaa nin ceesaan Riyood soo iib  geeyey, markaas ayaa laga gadan waayey, kadib markii uu soo cel celiyey sagaal maalmood ayaa nin oday ah kula taliyey inuu qalo Rida oo hilibkeeda iibiyo, subaxii danbe ayuu qa...
Gabay-160x142 (Guba ku xasuuso) waa tix gabay ah oo aan ugu jawaabayo Abwaan Xasan Guray oo tix uu leeyahay oo la yidhaahdo(Giblan), isaga oo ku halqabsanaya tix kale uu leeyahay nin la yidhaahdo Saleebaan midhiq oo la yidhaahdo(Gacan-maroodi).
(October 4, 2016)
1. Xasan gurayaw giblan iyo tixdaad gole-ka fuulaysay 2. Tixdaad gelbisee dhamaan uunka wada gaadhay 3. Tixdaad gamaanka fardaha gobolada ku jeedhay 4. Gacan-maroodi halqabsiga tixday gocatay laabtaadu 5. Waayaha is guray geyiga carbeed iyo keena kala guurka 6. Gedgedoonka waqtiga gel...

Next Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Maxamed-Kayse Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo