Search Here:-
Artical
Hamuuntii Tahriibku Halkey Ku Danbaysay? Waxa Qoray Khaalid Bulshaawi.
(October 3, 2016)
Hamuuntii Tahriibku Halkey Ku Danbaysay? Waxa Qoray Khaalid Bulshaawi. Muddo Sanado Ah Ayay Ahayd Markii Ay Tusbax Afka Laga Furay Noqotay Dhalinyarada Ka Ordaya Dalkooda Ee U Tahriibaya Dhul Shasheeye,Qaarad Kale Ama Dhul Ay Ku Nool Yihiin Bulsho Ay Kala Nolol Duwan Yihiin Oo Aanay Isku Diin Aha...
Dannaha Is-diidan Ee Danneeyayaasha Doorashooyinka Qeybtii 3-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad
(October 3, 2016)
Qormaddeena soo socota waxay ku faah-faahin doonaa khataraha siyaasaddeed ee Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi uu mid kastaaba doonayo inuu ka kale ka caabiyo,si uu guulaysto qorshe-khariiradeedka ay samaysteen.   Faysal Cali Waraabe,Maxaa khatar Siyaasaddeed Ku Ah? ...
Maxaad u hadashey? Qoraa: maxamuud diiriye {suldaanka}
(October 3, 2016)
Maxaad u hadashey? Qoraa: maxamuud diiriye {suldaanka} Inta badan waxaynu aragnaa oo aynu maqalana hebel waa la xidhey oo xakuumada ama qof ka mida ah ayuu argtidiisa ka hadaley oo uu maqaal ka qorey Arintani waa mid sameyn weyn ku yeelatay safaxda iyo websetyada iyo bulshadaba qoraa macalin...
Soo-dhaweyntii Wasiir Cali ‘Mareexaan’ hal-xidhaale aan wali la furin…
(October 3, 2016)
Soo-dhaweyntii Wasiir Cali ‘Mareexaan’ Soo-dhaweyntii loo sameeyay Wasiir Cali oo in muddo ah ilmo uu dhalay dhakhtar debeddeed qalliin keli luugu gelinayo kula maqnaa. Rabbi ayaa ammaan idilkeed leh, ilmahii yaraa oo caafimaad qaba iyo wasiirkii soo nabad celiyay. Waxa aan se iska weydiiyay ...
Buugga Gurrac oo noqday Buugii Ugu erayo xulashada xumaa Taariikhda Somaliland iyo fariinta qaldan ee uu sido.
(October 1, 2016)
Buugga Gurrac oo noqday Buugii Ugu erayo xulashada xumaa Taariikhda Somaliland iyo fariinta qaldan ee uu sido. Sanad Cusub oo wanaagsan waa sanadkii islamka, ilahay khayrkiisa ha ina siiyo. Buuga Gurrac ee dhawaan lagu soo bandhigay Hargeisa, waa buugii ugu erayo qaadasho xumaa ee abid qof Somal...
SOMALILAND: Corruption Will Become a Thing of the Past If Muse Bihi is Elected.
(September 30, 2016)
  SOMALILAND: Corruption Will Become a Thing of the Past If Muse Bihi is Elected.     Muse Bihi has the guts and audacity to restore discipline and fight corruption. Among the three presidential candidates he is the most suitable to lead Somaliland after President Siillany...
Degmada Berberi Way U Darsatay Deeqsinimadii Iyo Sooryo Gobeedkii Eng Cali Xoor-Xoor
(September 30, 2016)
DEGMADA BERBERI WAY U DARSATAY DEEQSINIMADII IYO SOORYO GOBEEDKII ENG CALI XOOR-XOOR …………………………………………………………………………………………………….. Cali Xoorxoor waa dugsi Danahiisa gaarka ah Danta guud  ka doortoo Isku duubnideen...
Kala Duwanaanshaha Hogaamineed Ee Madaxwayne Siiraanyo ,Gudoomiye Saleemaan , Madaxwayne Rayaale Iyo ALLE Ha U Naxariistee Marxuum Cigaal Iyo Sheekh Ibraahin
(September 30, 2016)
Qormooyin Taxane  Ah Oo Diirada Ku Saarayno Kala  Duwanaanshaha  Hogaamineed  Ee  Madaxwayne Siiraanyo ,Gudoomiye Saleemaan , Madaxwayne Rayaale Iyo ALLE Ha U Naxariistee  Marxuum Cigaal Iyo Sheekh Ibraahin Qormadii Labaad . Qalinkii Subeer Daahir ALLE ha u naxariistee Geeridii naxdin...
Bandowga iyo Dhallinyarta (I)
(September 30, 2016)
  Bandowga iyo Dhallinyarta  (I) Markaad Maqasho Bandow,Maxaa Maskaxdaada ku soo Dhaca.Qof iyo Meel Dhaq-dhaqaaqa loo Diidey.Bandow Ma Waxaad u Arkeysaa Tallaabo wax lagu Dejinaayo,Mise  Go,aan Dano gaar ah si loogu Dhammeysto lagu kaco.Bandow markaad Maqasho,Dawladdnimana Waad Maqashey...
Falanqayn kooban Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.
(September 30, 2016)
Falanqayn kooban Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.   Buuggan oo ay daabacday shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u bixiyey RAAD-RAACA TAARIIKH SOMALIYEED; oo uu kasoo bila...

« Previous PageNext Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo