Search Here:-
Artical
Musharax Cabdiraxmaan Daahir Aadan: Xidigga Cusub ee Xisbiga Wadani
(September 30, 2016)
Musharax Cabdiraxmaan Daahir Aadan: Xidigga Cusub ee Xisbiga Wadani   October 10 keeda ayuu qabsoomayaa shirka weynaha Xisbiga halkaas oo lagu dooran doono labada musharax ee Xisbiga uuga qaybgali doona doorashada Madaxtooyo ee sanadka dambe lagu wado inay ka qabsoonto dalka. Musharaxi...
Somaliland ninba si u maag, Xanta dadka yaa xalaalaystay
(September 29, 2016)
Tan iyo intii  Jamhuuriyadda  Somaliland dib ula soo noqotay dawladnimadeedi ,shacabkeedu wuxuu mashquul ku aha  sidii uu uga kabana lahaa dib udhici kaga yimid ka mid ahaanshaha  Dawlada loo gu yeedhay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. taas oo ay u dheerayd   xasuuq shacabka loo gaysto,maagaalooyin...
Maxaa Xaawa looga abuuray feedhii Nebi Aadam? (Dumarku waa inay ku faanaan in feedh qalloocda laga buuray!) W\Q: Maxamed Sharma’arke
(September 29, 2016)
Xaawa waxa laga abuuray feedh qalloocda. Feedhuhuna waa kuwa wadnaha iyo jidhka qaybihiisa muhiimka ah ilaaliya! Miyaad garanaysaa sababta? Sababatu waxay tahay, Ilaahay wuxuu u abuuray dumarku inay qalbiga Ilaaliyaan. Shaqadii Xaawa ee ugu weynayd waxay ahayd Ilaalinta qalbiga! Waayo waxa l...
Milicsi ku saabsan buugga “Duca-qabe: Halgankii iyo Siyaasaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal” Qalinka: Axmed Iid Aadan
(September 29, 2016)
Milicsi ku saabsan buugga “Duca-qabe: Halgankii iyo Siyaasaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal” Qalinka: Axmed Iid Aadan Waxaan akhriyey buugga cusub ee dhowaan soo baxay magaciisuna yahay “Duca-qabe: Halgankii iyo Siyaasaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal” ee uu qoray mudane Xasan Cabd...
Challenges of Tribalism in Somaliland – By Abdiqani Salaf Kaptanka
(September 29, 2016)
Challenges of Tribalism in Somaliland – By Abdiqani Salaf Kaptanka A tribe is a group of people who have a common origin, language, culture and sometimes geographical area. Tribalism is the selfish exercise of this commonness to deny or deprive others who are not of the same tribe of their rights...
KHiyaali/Dhalanteed
(September 29, 2016)
KHiyaali/Dhalanteed Buugaagta inta badan waxa la inoogu sawirraa Dhacdooyin laguna Soo Dhex Wariyaa Nolol iyo Wejiyo badan oo Farxadd leh laguna Hal-abuurey Isla Qorraalka iyada oo laga Fekiraayo Hadba wacyiga Jira iyo Waayaha Hadba Bulshaddaasi.Marna kama Baxsan doontid mana ilaawi doontid Sawir...
Shaqo la,aanta ugu baddani waxay haysataa Haweenka! W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)
(September 29, 2016)
Shaqo la,aanta ugu baddani waxay haysataa Haweenka! W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad) Waddankeena somaliland waa waddan shaqo la,aantu gaadhay heerkii  ugu sareeyay taas oo shaqo  la,aantu kor u dhaaftay 75%  marka la sii qiimeeyo ee loo  kala saaro rag iyo dumar siday u kala haystaan...
Kulmiye Miyuu Is Iibiyay?Waxa Qorey Ubax Siciid Cabdule.
(September 28, 2016)
Kulmiye Miyuu Is Iibiyay?Waxa Qorey Ubax Siciid Cabdule.   Xisbiyada siyaasadu waa salaanka laga fuulo kursiga laga hago qaranka , marka ay koox siyaasiyiin ah oo isku mabda’ah ay isu bahaystaan aasaasida xisbi qaran oo ka turjuma dareenka shacbiweynaha ku dhaqan guud ahaan deegaanda wa...
Maamul daadejinta iyo dawladaha hoose
(September 27, 2016)
Maamul daadejinta iyo dawladaha hoose Hordhac Si kooban maamul daadejintu waa awood siinta maamul  ee dawladda dhexe u daadejiso dawladaha hoose ee degmooyinka. Si kale waa igmashada maamullada degmooyinka ee u dhow bulshada si dawladda dhexe uga jawaabto baahiyaha bulshada ee rasmiga ah. ...
Dayacnaanta Degmada Berbera Iyo Danayn La’aanta Maayir C/Shakuur Cidin
(September 26, 2016)
DAYACNAANTA DEGMADA BERBERA IYO DANAYN LA’AANTA MAAYIR C/SHAKUUR CIDIN ( 20,000 ee Dollar degmadaa u baahnayd Maayir Cidin) …………………………………………………………………………………………………….. BISMILAAI RAXMAANU RAXIIM……….. Waa kum...

« Previous PageNext Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo