Diintuwaa Nasteexo
“Si Aan Maamulka Uga Mid Noqdo, Markaan Gurigii Caruutaydu Ku Jirtay Iibiyo Ayaan 100 Guri Helayaa” Sh.Adam-Siira
(November 18, 2016)
"Si Aan Maamulka Uga Mid Noqdo, Markaan Gurigii Caruutaydu Ku Jirtay Iibiyo Ayaan 100 Guri Helayaa" Sh.Adam-Siira
https://www.youtube.com/watch?v=DP4wgrWqy8w
...
Axkaamta Xajka Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 4aad
(September 8, 2016)
Axkaamta Xajka
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 4aad
Sunnayaasha Xajka
Sunnayaasha Xajka:-
In aad la timaaddo ifraad ama Xaj keli ah
In aad talbiyada odhaahda xajka ee Labbayka Allahu la timaaddo
Dawaafka Quduumi ee lagu bilaabo kacbada a...
Axkaamta Xajka Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 3aad
(September 7, 2016)
Axkaamta Xajka
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 3aad
Shuruudaha Xajka
Shuruudaha Waajibiya Xajka:-
in uu qofku Islaam yahay
in uu qaangaadh yahay
in uu dhan yahay maskax ahaan
in uu xor yahay
in uu sahaydi u ku bixi laha haysto
in uu wu...
Axkaamta Xajka Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 2aad
(September 5, 2016)
Axkaamta Xajka
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 2aad
Nebigu isaga oo ka warramaya bisayl la’aanta Quraysh ee diinta waa kii lahaa, “Caa’ishaay haddii aanu tolkaa ku cusbayn diinta waxa aan kacbada gaadhsiin lahaa seeskii Nebi Ibraahin.”
...
Axkaamta Xajka Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 1aad
(September 3, 2016)
Axkaamta Xajka
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 1aad
Hordhac
Mahad Alle SWT ka dib waxa aynnu si kooban uga hadli doonnaa axkaamta Xajka kolba haddii lagu gudojiro gudashadeedi. Waxa aynnu u fududayn doonna walaalaheenna gudanaya oo aynnu qormooyin ...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 14aad
(June 19, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 14aad
Sadaqada iyo soonka (2)
Haddii sadaqo aynnu bixinnay cimrigii inoogu dheeraanayo tallow aakhiro marka la joogo na sidee baynu ku noqon doona bixinta sadaqada?. Xadiiska qiimaha badan ee ka w...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 13aad
(June 18, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 13aad
Sadaqada iyo soonka
Sadaqadu waa qashinka ka baxa qofka ee uu ku helayo dambi dhaaf iyo naxariis, gaadhigu haddaanu saliidda iska badalin noqon maayo mid raandhiis sii lahaada ee marka dambe wuu...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 12aad
(June 17, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 12aad
Dad-la-dhaqanka marka aad tahay qof sooman
Boqor ka mid ahaa boqoradii ka talin jiray jasiiradda Carbeed ayaa soo diray nin ergay si uu uga soo xog bixiyo Nabigan la sheegayo in uu soo baxay. Dabadeed ninkii ...
Qisooyinka Quraanka (11) – Xunayn dagaal ay Muslimiintu cibro ugu jirto
(June 16, 2016)
Xunayn waa dagaal ka mida dagaalada ay Muslimiintu galeen ee uu Quraanku ka sheekeeyay. Barmaamijka 11aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanynaa dagaalkaas iyo casharada laga faa'idaysanakaro.
https://www.youtube.com/watch?v=Nh_RLJhz_Rw...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 11aad
(June 16, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 11aad
Soon aan salaad lahayn ma la aqbali karaa?
Haddaba halkan waxa aynnu wax yar ka tilmaami doonna Shuruudaha iyo Arkaanta Salaadda ee aynnu soo tilmaanay .
Shuruudda Salaadda waxa ka mid ah:
...
Next Page »
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Diintu Waa nasteexo