Diintuwaa Nasteexo
Qisooyinka Quraanka (10) – Umadii Daayeerada laga dhigay
(June 15, 2016)
Quraanku waxa uu ka sheekeeyay umad markii ay awaamiirta Allah ku caasiday uu Allah ka dhigay daayeero. Sheekadii umadaas iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijka 10 aad ee qisooyinka Quraanka.
Fadlan halkan ka daawo, si aad ajarka wax uga heshona sii fidi.
http...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 10aad
(June 15, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 10aad
Soon aan salaad lahayn ma la aqbali karaa?
Saxaabadi Rasuulku CSW barbaariyey dhaqankoodii wuxuu ahaa in ay qofka ku qiimeeyaan salaadda, qofka ka tagana aanay xayn-daabk...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 9aad
(June 14, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 9aad
Qofka sooman akhlaaq caynkee ah ayaa looga baahan yahay?
Habdhaqanka sare waxa ka mid ah sida aynnu soo sheegnay xishoodka, xishoodka ugu dunsani waa ka qofku Alle SWT ka xishoodo. ...
Daawo: Sheekh Maxamed Xirsi Guuleed Oo Ka waramaaya Mucjisaadkii iyo Dhacdooyinkii Dhacay Bisha Barakaysan ee Ramdaan iyo inta dagaal ee dhacay Bishan gudaheeda.
(June 13, 2016)
Daawo: Sheekh Maxamed Xirsi Guuleed Oo Ka waramaaya Mucjisaadkii iyo Dhacdooyinkii Dhacay Bisha Barakaysan ee Ramdaan iyo inta dagaal ee dhacay Bishan gudaheeda.
...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 8aad
(June 13, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 8aad
Ilaalinta carrabka iyo wakhtiga
Waxaynu halkaa ka arkaynaa carrabku in uu yahay waxa samaha iyo xummaanta inoo soo jiida, haddii waxaynu ku hadlaynaa yahay wax Alle SWT raali galin...
Qisooyinka Quraanka (7) – Qisadii Qaabiil iyo Haabiil
(June 12, 2016)
Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa'idaysan karo.
https://www.youtube.com/watch?v=hBEPk0c...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 7aad
(June 12, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 7aad
Ma jiraan shuruudo kale oo haddii la sameeyo soonku jabayo?
Haddii qofku isaga oo aqoon u leh arrimaha aynnu kor ku soo xusnay midkood sameeyo wuu ka jabaya soonku.
Haddii uu isaga oo xasuus...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 6aad
(June 11, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 6aad
Miyey jiraan wax aan cunista iyo cabbista ahayn oo soonka jabiyaa?
Waxa soonka jabiya wax kasta oo leh macnaha cunis iyo cabbid ee uu gudba qofka gudihiisa, waxaana arrintaa caddaynaya xadiiska Rasuulka CSW, ...
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 5aad
(June 10, 2016)
Axkaamta Ramadaanta
Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
Qaybtii 5aad
Faa’idooyinka timirta (2)
Ka hor-tagidda cudurro badan: Waxa hubaal ah in timirtu ka hortagto cudurro badan qaar kalena daweyso. Tusaale ahaan; timirtu waxa ay baabiisaa dhagaxaanka kalyaha gel...
Qisooyinka Quraanka (4) – Sheekadii Cusayr
(June 9, 2016)
Cusayr waxa uu maalin maalmaha ka mida is waydiiyay sida uu Allah u soo noolayn karo dadku ka dib marka ay dhintaan .
Sheekadiis oo uu Allah kaga sheekeeyay Suratul Baqarah ayuu ku saabsan yahay barmaamijka afraad ee barnaamijada taxanaha ah ee aan ugu tala galay bisha barakaysan ee Ramadaan...
« Previous Page — Next Page »