Search Here:-
Diintuwaa Nasteexo
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybaha 1aad ,2aad, 3aad iyo 4aad
(June 9, 2016)
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 1aad   Hordhac Erayga ‘soon’ waa ka joogsi laga joogsanayo wixi Alle SWT faray in aan la samayn, waana in aad xilli tirsan ka af xidhnaato cuntada, cabbitaanka iyo galmada. Culimada ku horraysa luu...
Daawo Barnaamij Qisooyinka Quraanka – (1)
(June 6, 2016)
Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa'idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira. https://ww...
Xasan Al-Banna: Dheemankii Qarniga Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 9aad
(June 2, 2016)
Xasan Al-Banna: Dheemankii Qarniga       Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 9aad   Imaam Banna dabadii Rabbi naxariistiisa hodanka ah haku gallade kolkii u galbaday Shahiid Banna, sidii ay doonayeen galbeed iyo intii u shaqaynaysayba; dila Xasan Al-bann...
Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacaada Ee Magaalada Hargeisa iyo Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Mawduuca:Fadliga Ay Leedahay Sadaqadu Ama Wax Bixintu
(December 11, 2015)
Fadlan dhagayso khudbadii salaada Jumce ee Masjidul Daarul Sacaada ee Magaalada Hargeisa iyo fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Mawduuca Khudbada:Fadliga ay leedahay Sadaqadu ama wax bixintu: Dhagaysi Haboon: Halkan Guji si aad u Dhagaystao Khudbada jumcaha Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Mawd...
Jacaylka Rabbi Qore: Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
(December 5, 2015)
Jacaylka Rabbi Qore: Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Waa ay sahlan tahay in qofku si fudud u yidhaa, “Waa aan jecelahay Rabbigay.” Se aanu ka dhabayn jacaylkaa hab-dhaqankiisa. Laga yaaba in aanu garanayn jacaylka laga raba waxa uu yahay. Erayga ‘jacayl’ waa eray lo...
Radio MaroodiJeex :Khudbadii Salaadda Jimce Ee Masjid Al Huda Iyo Fadiilatu Sheekh Axmed C/Laahi Aadan (Shacbaan) Mawduuca Khudbadda “ Dhibaatooyinka Qiyaamaha ”
(November 27, 2015)
Khudbadii Salaadda Jimce Ee Masjid Al Huda Iyo Fadiilatu Sheekh Axmed C/Laahi Aadan (Shacbaan) Mawduuca Khudbadda “ Dhibaatooyinka Qiyaamaha ” Halkan Ka Dhagayso Khudbadda Salaadda Jimce Iyo Sheekh Shacbaan . Halkan Guji Si aad u Dhagaystao Khudbadii Salaadda Jimce Ee Masjid Al Huda Iyo Fa...
Dhagayso khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacaada Ee Magaalada Hargeisa iyo Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Mawduuca:Dhibaatada Carabka Bina Aadamka
(November 27, 2015)
MaroodiJeex الجمعة 14 صفر 1437هـ - 27 نوفمبر 2015م Fadlan Dhagayso Khudadii Salaada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacaada Ee Magaalada Hargeisa Iyo Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Xafidahu Allah Mawduuca:Dhibaatada Carabka Bina Aadamka. Dhagaysi Haboon: Halkan Guji Si aad u D...
Dhagayso Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr Ee Magaalada Hargeysa iyo Fadilatu Sheekh Maxamed Maxamud Axmed Mawduuca:Siday Bulshada Muslimki Ku Islaaxayso
(November 27, 2015)
MaroodiJeex الجمعة 14 صفر 1437هـ - 27 نوفمبر 2015مFadlan Dhagayso Khudbadii Salada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr Ee Magaalada Hargeysa Iyo Fadiilatu Sheekh Maxamed Maxamud Axmed Xafiduhu Allahu Mawduuca Khudbada:Siday Bulshada Muslimka Ahi Ee Maanta Jooga Ku Islaaxayso Qaybtii ...
Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacada Ee Magaalada Hargeysa iyo Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Mawduuca: Axkaamta Baryada Alle
(February 20, 2015)
Togahererالجمعة 1 جمادي الأول 1436هـ - 20 فبراير 2015م Dhagayso Khudbadii Salaada Jumce ee Masjidul Daarul Sacaada ee Magaalada Hargeysa iyo Fadiilatu Sheekh Cusman Cali Xusenn Mawduuca: Axkaamta Baryada Alle Dhagaysi Haboon: Halkan Guji si aad u Dhagaysato Khud J...
Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr Ee Magaalada Hargeysa iyo Fadilatu Sheekh Maxamed Maxamud Axmed Mawduuca Dhalinyarada Muslimka Ah
(February 20, 2015)
MaroodiJeexالجمعة 1 جمادي الأول 1436هـ - 20 فبراير 2015مDhagayso Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr ee Magaalada Hargeysa iyo Fadiilatu sheekh Maxamed Maxamud Axmed Mawduuca: Dhalinyarada Muslimka Ah Dhagaysi Haboon: Halka Guji si aad u Dhagsyato Khudbad...

« Previous PageNext Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo