Search Here:-
Sport
???????????????????????????????????? “ Dalkhiga qarankan Somaliland kala badh Ayaa ka soo Baxa Berbera, Baahiyaha Yaalana In Wax Laga Qabtaa Waa muhiim.”Wasiirka Madaxtooyada JSL
(September 17, 2016)
“ Dalkhiga qarankan Somaliland kala badh Ayaa ka soo Baxa Berbera, Baahiyaha Yaalana In Wax Laga Qabtaa Waa muhiim.”Wasiirka Madaxtooyada JSL [caption id="attachment_17358" align="aligncenter" width="640"] ????????????????????????????????????[/caption] Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somalila...
capture-20160607-075251 Daawo Garoonka Magaalada Gabiley oo Laga Furay Wareeegii Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
(June 7, 2016)
Daawo Garoonka Magaalada Gabiley oo Laga Furay Wareeegii Bisha Barakaysan Ee Ramadaan ...
capture-20160602-161025 Daawo Waxa Kala Qabsaday Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaraha Somaliland Iyo Warbaahinta Gobolka Awdal Xili Shirjaraa’id Masuuliyiintaas Qabteen Iyo Su’aalihi Kululaa Ee Saxafadu Ku Garacday.
(June 2, 2016)
Halkan Ka Daawo Waxa Kala Qabsaday Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaraha Somaliland Iyo Warbaahinta Gobolka Awdal Xili Shirjaraa'id Masuuliyiintaas Qabteen Iyo Su'aalihi Kululaa Ee Saxafadu Ku Garacday. ...
Dhabeeye Daawo.Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Ka Qaybgalida Somaliand Ee Koobka Loo qabtay Wadamada aan La Aqoonsanayn
(June 2, 2016)
Daawo.Agaasimaha Wasaarada Ciyaraha Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Ka Qaybgalida Somaliand Ee Koobka Loo qabtay Wadamada aan La Aqoonsanayn.. ...
ciyar Gudaha Ka Daawo :Xulka Kubadda Cagta Somaliland Ee Ka Qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Oo Yeeshay Ciyaartoodii Kowaad .
(May 30, 2016)
Xulka Kubadda Cagta Somaliland Ee Ka Qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Oo Yeeshay Ciyaartoodii Kowaad .     Xulka Kubadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Ayaa Maanta Yeelnaaya Ciyaartoodii Kowaad, Xubno Kam...
da4-475x323 Daawo Sawirada : Real Madrid Oo Dabaal Dagaysa Ka Dib Markii Ay Xalay Ku Guuleestay Koobka Champion League Markii 11-Aad .
(May 29, 2016)
Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rikoodhe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro, iyadoo 120kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah ka dib goolal ay kala dhaliyeen Sergio Ramos iyo Yannick Car...
1 La-Taliyaha Xoghaya Guud Ee Xidhiidhka Kubadda Koleyga Adduunka FIBA Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland & Wasaaradda Ciyaaraha Oo Ka Warbixisay + Sawirro
(May 29, 2016)
La-Taliyaha Xoghaya Guud Ee Xidhiidhka Kubadda Koleyga Adduunka FIBA Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland & Wasaaradda Ciyaaraha Oo Ka Warbixisay + Sawirro   Mr. Lubomir Kotleba  oo ah La-taliyaha Xoghaya guud ee xidhiidhka kubadda koleyga adduunka FIBA, ayaa booqasho ku yimid caasimadda Soma...
2F51284400000578-0-image-a-12_1449947273163-475x285 Isku Aadka Euro 2016 Oo Xalay Lasoo Saaray iyo Kulamada Xalay Horyaalada Europe Qaar Kamid Ah
(December 13, 2015)
MaroodiJeex 13 Dec Waxa shalay lasoo saaray galinkii danbe isku aadka koobka qarmada qaarada Europe ee sanadka soo socda bisha June lagu ciyaari doona France waxayna kooxuhu isku arki doonaan sida tan: Xulalka wamada England,Wales,Russia iyo Slovenia ayaa group labaad isku aaday iyadoo ma...
today-game-480x250 Natiijada Kulamadii Xalay Ee Horyaalada Sera A Italy ,La Liga Spain,France League One ,Premier League England iyo Kulamada Maanta Jira
(December 5, 2015)
MaroodiJeex 5 Dec Kooxda PSG ayaa xalay si fudud uga badisay kooxda Nice kadib markii ay ku dhirbaaxday laba goal iyo waxba iyadoo Weereryahanka PSG ee Zlatan Ibrahimovic uu xalay noqday weererkii abad ugu goal dhalinta badnaa kooxdaasi. Dhan kale kooxda Juventus ayaa xalay guul mihiim ah...
LEICESTER-1-1-MANCHESTER-UNITED-480x250 Natiijada Kulamadii Xalay Laga Ciyaaray Horyaalada Premier League Wadankaasi England,La Liga Spain iyo Sera A Italy
(November 29, 2015)
MaroodiJeex 29 Nov Kooxda kubada cagta reer Spain ee Fc Barcelona ayaa ku xaaqday kooxda Real Sociedad afar goal iyo waxba iyadoo ay goolashaasi ku fara yaraysteen weereryahanada kooxdaasi Ee Magacyadooda loosoo Gaabiyo MSN. Natiijada kulamadii kale ee laga ciyaaray xalay horyaalka wadankasi...

Next Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Maxamed-Kayse Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo