Search Here:-
Suugaan
Anfariir: Maanso Ka Hadlaysa Qudh-gooyada Suudalka (Tahriibka) W/T Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
(May 28, 2016)
Anigoo dhabannada la haya dhibaatada ka dhalatay doonnidii ku halaagantay badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga ee ay ku le’deen dhallinyarada Somaliland, ayaan arkay hooyo wiilkeedu ka mid ahaa dadkii badda ku naf waayay. Xanuunka aan ilmeeyay ayay hilbaheedii ku weyday. Korkeedana waxa laga dhee...
Aheey Qalbi adaginaa tixyar oo kooban oon kaga hadlaayo,aafada qabyaaladda iyo halkay soomaali dhigtay Hal-abuur Naciima Abwaan Qorane (maandeeq)
(January 28, 2016)
Hal-abuur Naciima Abwaan Qorane (maandeeq) Waa tixyar oo kooban oon kaga hadlaayo,aafada qabyaaladda iyo halkay soomaali dhigtay. tixdaas oo la magac baxday Aheey Qalbi adaginaa waxaanay soo baxday  tariikhdu markay ahayd 01/13/2010...   Markaad noloshan qiyaasto qiyaasteed qalin u qa...
Gabay: {Badbaadiya Baddeena} waxa curiyey Abwaan Axmed Sh Cabdillaahi Faarax {Cagmadhige} 
(January 28, 2016)
Gabaygan La magac baxay {Badbaadiya baddeenna} Waxa curiyey Abwaan Axmed Sh Cabdillaahi Faarax {Cagmadhige} Waxa uuna ku saabsan yahay Kenya oo badda soomaaliya qayb kamid ah La siiyey, waxa uuna soo baxay 14/nov/2015. Ka Bogasho Wacan. 1: Nimanyohow ba'dii gabay beryahan waanigaan bogane. 2: M...
Yalaalugo (GABAY) W.Curiyey: Abwaan Maxamuud Muuse Cali (Gabbal Qariye).
(December 9, 2015)
Iyadoo la tusmaynayo siyaabaha lama-arageed ee xaalka iyo xaqiiqada daleed iyo dadeed ku astowdey dhibaatooyinka Bur-bur iyo waxyeellooyinka coleedeed awgood; isla markaasna, u cudur-daaraya naftii la dalwidda waddaniga badan ee haajirey, dhego-ka-furaysi iyo ka xidhmaysi talada iyo hoggaaminta siya...
Dheeho: Abwaan Gabay hufan Kaga Dhaq dhaqay Ceebtii ay Reer Gabiley Kala Hor yimaadeen Xisbiga Wadani.
(December 2, 2015)
Dheeho: Abwaan Gabay hufan Kaga Dhaq dhaqay Ceebtii ay Reer Gabiley Kala Hor yimaadeen Xisbiga Wadani. Abwaan Xamse Idiris Ibraahim Oo kamid ah Hal Abuurka Da’da yar Ee Reer Somaliland Gaar ahaana Magaalada Hargeysa ayaa u tiriyay Reer Gabilye Kadib markii ay Calanka Xisbiga mudcaaridka ah Ee ...
Tixdii Mahdiya Waxa Curiyey Abwaan Cali Dhanaaniye​
(November 29, 2015)
Tixdii Mahdiya Waxa Curiyey Abwaan Cali Dhanaaniye​ Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/11/2015 , waxay ku beegan tahay maalintii 40- baxa inantayda Mahdiya, waxaanan u illaahay uga  rajeynayaa cumri dherer, caafimaad, cibaado suubban, waxaan leeyahay kor oo kaalin gal. Illaahayna waxaan ka codsan...
Koonfur Afrika ( Gabay ): W/Curiyey: Bilaal Axmed Wali.
(November 27, 2015)
Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii. sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka taakulaysay siday u heli lahaayeen xornimada, kolkii uu ...
WAXBARASHO ( GABAY ) W/Curiyey: Abwaan Ladane Cabdi Xasan
(November 27, 2015)
waxbarashada waa maanso waano iyo wacyi galin isugu jidha waxaan maansadan hal abuuray abwaan ladane cabdi taariikhdu markay ahayd 27-4-2015. Da'da gabay markaan doonayaan caliyow dooxaaye. Dugsigiisa kama leexiyiyo dawga maansada'e. Waxay laabtu dihataan marqura daacad wariyaaye. Deelqaafka kuma s...
Himilo (GABAY) W/Curiyey: Ustaad Nurrudiin Khaliif
(November 27, 2015)
1-Hubku waa aqoon dunidataan maanta hagaya e, 2-Haybad malaha duulkaan hawada hirarka jiidhayne, 3-Horyaalnimo ayaa loo hardami hanashadeediiye, 4-Hogaankiyo waxaa lagu tartami himilo dhaadheere, 5-Halgan iyo waxaa lagu jiraa hubin aqooneede, 6-Higsan maayo qayrkii hacooy hadaf la’aan noole. ...
Maansadan waxaa la dhahaa ‘Dalkaa lagugu heystaa’ waxaa curiyay abwaan Cabdulaahi Cabdi Xasan (Ladane).
(November 27, 2015)
Maansadan waxaa la dhahaa 'Dalkaa lagugu heystaa' waxaa curiyay abwaan Cabdulaahi Cabdi Xasan (Ladane). Maansadani waxa ay ka waramaysaa dhibaatooyinka soomaalida idilkeed heysta iyo waxkasta oo wanaageeda ka soo horjeeda, iyada oo baraarujina ah xaqiiqdana tilmaamaysa. Waxay kaloo sheegaysaa ...

« Previous PageNext Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo