Taariikh
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag
(November 18, 2016)
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag
https://youtu.be/1hYcK8s04fQ...
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda Ee Shirwayne Lagu Doortay.
(November 18, 2016)
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda Ee Shirwayne Lagu Doortay.
Waxaan qalinka u qaatay inaan lafa gur/iftiimin sharci ku sameeyo muranada ka dhex dhasha xisbiyada ee galaafta xil ka qaadista ama eriyida ama ka s...
Nolol La Xasuusto Saciid Maxamed Gees – Qeybtii 5aad
(November 18, 2016)
Nolol La Xasuusto
Saciid Maxamed Gees – Qeybtii 5aad
“Xabiibkaan ku dhaartee, xoriyad helnayaa
Ninba xeeladiisa ku xoogsanayaa”
Xaaji Khaliif Sheekh Xasan
Heestan uu qaadi jiray Xaaji Khaliif Sheekh Xasan, waxa ku habboonayd inuu yidhaahdo mindhaa: “Ninba xirfadiisa ...
Kullankii Madaxweynaha iyo Hoggaanka SSE (Somaliland Societies in Europe)
(September 21, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo oo uu weheliyo Af-hayeenka Madaxtooyada Xuseen Adan Cige (Deyr) ayaa 20.9.2016 Xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dallada Guud ee kulmisa Jaaliyadaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan Qaaradda Yurub. Xubnaha weftiga...
Gudaha Ka Daawo :Duqa Borama Oo Deeq Gaadhsiiyay Haweenay Sadex Caruura Oo Mataana Ah Ku Dhashy Magaladaasi .
(September 21, 2016)
Duqa Borama Oo Deeq Gaadhsiiyay Haweenay Sadex Caruura Oo Mataana Ah Ku Dhashy Magaladaasi .
...
Daawo Warsan TV: Xuseen Badmaax oo ka tirsan garabka Musharax Jamaal ee xisbiga Ucid ayaa ka hadlay Arrimaha Bulshada Uu Sheegay Dalku Dabaqado noqday.
(September 21, 2016)
Daawo Warsan TV: Xuseen Badmaax oo ka tirsan garabka Musharax Jamaal ee xisbiga Ucid ayaa ka hadlay Arrimaha Bulshada Uu Sheegay Dalku Dabaqado noqday.
...
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Marxum Axmed Muxumed Xayd (Qori) oo ku Geeriyooday Maanta Hargeysa Marxuumka Ayaa ka Mid Ahaa Odayaasha iyo Ganacsatada Waaweyn ee Dalka
(September 8, 2016)
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Geeridu Waa Xaq ALLE Naxariistee Jano ha ka waraabiyo Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Maanta 08/09/2016 Marxuum Axmed Muxumed Xayd kana mid ahaa Ganacsatadii Waa weynayd ee Dhulka Soomaalida Guud ahaan laga yaqaanay Gaar ahaan Ka ganacasiga Xoolaha Noo...
Kasmo Iyo Kaskaaga Q3: Qabiilooyinka Iyo Warbaahinta Cusub Maxaa Kala Haysta
(August 29, 2016)
Kasmo Iyo Kaskaaga Q3:
Qabiilooyinka Iyo Warbaahinta Cusub Maxaa Kala Haysta
https://youtu.be/t5LVMIVlaxU
...
Xaflad aad u Balaadhan oo lagu Caleemo saarayey Suldaanka Beel Weynta Aadan Mohamed ( Aadan Madoobe ) oo lagu qabtay Magaalada Baalidhaye
(August 29, 2016)
Baalidhaye (MaroodiJeex) Xaflad aad u Balaadhan oo lagu Caleemo saarayey Suldaanka Beel Weynta Aadan Mohamed ( Aadan Madoobe ) ayaa lagu qabtay Magaalada Baalidhaye ee Degmada Gaashaamo ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.
Xafladan oo si aad u heer sareysa looga soo qeyb galay ayaa waxaa ka ...
Wasiir Faratoon Oo Qabtay Shirkiisi Jaraa’id Ee Ugu Horeeyay, Isla Markaana Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Lix Gooboood Oo Lagu Muransanyahay . Hoos Ka Daawo Muuqaalka .
(August 28, 2016)
Wasiir Faratoon Oo Qabtay Shirkiisi Jaraa’id Ee Ugu Horeeyay, Isla Markaana Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Lix Gooboood Oo Lagu Muransanyahay .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka .
...
Next Page »
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Diintu Waa nasteexo