Search Here:-
Waraysiyo
Xaflada-muuse-oslo Daawo Sawiro Badan/Full HD: Xaflad Lagu Tageeraayey Guulaha Is barbaryaala Ee Ka soo hoyatay Doorashadii Madaxtooyada Ee Somaliland Oo Xalay Ka dhacday Oslo iyo Dadweynaha Jaaliyada Oslo Oo Hambalyo iyo Duco u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
(December 18, 2017)
Daawo Sawiro Badan/Full HD: Xaflad Lagu Tageeraayey Guulaha Is barbaryaala Ee Ka soo hoyatay Doorashadii Madaxtooyada Ee Somaliland Oo Xalay Ka dhacday Oslo iyo Dadweynaha Jaaliyada Oslo Oo Hambalyo iyo Duco u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland https://youtu.be/wgA040MsZzE ...
xuseen-belel Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda Ee Shirwayne Lagu Doortay.
(November 18, 2016)
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                                 Ee Shirwayne Lagu Doortay. Waxaan qalinka u qaatay inaan lafa gur/iftiimin  sharci ku sameeyo muranada ka dhex dhasha xisbiyada ee galaafta xil ka qaadista ama eriyida ama ka s...
xaysiiska-machadka Machadka Barashada Qur’aanka Kariimka Iyo Culuumta Diinta Islaamka Oo Bushaaro Balaadhan U Sidda Qurbo-Joogta Ku Dhaqan Daafaha Dunida
(October 3, 2016)
Bushaaro…………………...Bushaaro………………………Bushaaro   Machadka SOMALI QURAN ONLINE waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka ugu buushaaraynaysaa inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah (Maqal iyo Muuqaal)  oo aad QUR’AANKA K...
faysl-hm Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa .
(September 11, 2016)
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa .         ...
kayse Kasmo Iyo Kaskaaga Q3: Qabiilooyinka Iyo Warbaahinta Cusub Maxaa Kala Haysta
(August 29, 2016)
Kasmo Iyo Kaskaaga Q3:   Qabiilooyinka Iyo Warbaahinta Cusub Maxaa Kala Haysta https://youtu.be/t5LVMIVlaxU  ...
IMG_7687-480x250 Gudaha Ka Daawo :Quruxda Iyo Habsami U Socodka Dhismaha Waddada Digaale + Wajjigii Labaad Oo Dhamaaday Iyo Gudoomiyaha Guddida Dhismahaasi Oo Baaq Dheer Diray + Sawiro
(August 28, 2016)
Quruxda Iyo Habsami U Socodka Dhismaha Waddada Digaale + Wajjigii Labaad Oo Dhamaaday Iyo Gudoomiyaha Guddida Dhismahaasi Oo Baaq Dheer Diray .   Hoos Ka Daaw Muuqaalka .     ...
h11-480x250 Gudaha Ka Eeg : Dugsiga HORYAAL Oo Munaasibad Ballaadhan u Qabtay Furitaanka Sanad-dugsiyeedka 2016-2017 + Sawiro
(August 27, 2016)
Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furayey sanad-dugsiyeedka cusub ee dugsiga Hoose/dhexe ee HORYAAL, ayaa lagu qabtay xarunta uu dugsigaasi ku leeyahay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana kasoo qaybgalay siyaasiyiin, Madax-dhaqameed, Xildhibaanno, maamulka wasaaradda waxbarashada, macallimiin...
IMG_7205-480x250 Gudaha Ka Daawo :Xafladd Lagu Furayay Sannad Dugsiyeedka 2015-2016 Ee Dugsiga Sare Salaxley Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Salaxley + Sawiro
(August 25, 2016)
Waxaa Maanta magaalada Salaxley ka dhacday Xaflad lagu furayay Sannad Dugsiyeedka 2015-2016 ee Dugsiga Sare Ee Salaxley . Waxaana ka soo qeyb galay Munaasibadaasi Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Guddida Sahan-Barwaaqo, Gudoomiyaha Ururka Gaaroodi Maxamed Aadan Dhago-weel, Xubno ka socday...
Cabdi Maxamuud Daawo Warsan Tv: Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Md Cabdi Maxamuud Oo Soo xidhay Shirwaynihii 7aad ee Wada tashiga Xukuumadda DDSI iyo Shacabkeeda.
(June 1, 2016)
Daawo Warsan Tv: Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Md Cabdi Maxamuud Oo Soo xidhay Shirwaynihii 7aad ee Wada tashiga Xukuumadda DDSI iyo Shacabkeeda. ...
gambiile Jidka Mujaahid Qalinkii : Abdifataah M.Ahmed
(May 26, 2016)
  Jidka Mujaahid.............................  U magac Bixinta Waddooyin badan iyo Meelo  badan oo caan ah Ayeynu in muddo ahba Arkeynaa,Horre Ayaan Farriin ugu soo Dhiibtey Macnaha ku Jira in loo Dhaqaaqo u-Magac-bixinta Goobaha iyo Meelaha Caamka ah ee Bulshaddu wada Leedahay.Waa wax Dhaqami ...

Next Page »

dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Maxamed-Kayse Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo