Search Here:-

Donald Trump iyo Saadaashii Filimkii Simpison

Written by: admin
Published: November 18, 2016     

Qayb ka tirsan filim kartoonka musalsalka ah ee simpison oo la soo saaray sanadkii 2000 markii uu Bill Clinton madaxweynaha ka ahaa Dalka maraykanka ayaa waxay qisadiisu ku saabsanayd in nin fanaan ah oo ku fashilmay mihnadiisu uu soo baraarugi doono iyadoo ay walaashii Lisa Madaxweyne ka noqotay dalka Maraykanka ka dib marka ay dhamaadaan labo xilli madaxweyne oo uu hogaanka hayn doono siyaasi filimku ku sii magacaabay magaca Trump oo keliya.

Wararkii ugu dambeeyey
hqdefault
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag https://youtu.be/1hYcK8s04fQ
xuseen-belel
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                       
Warar
Waraysiyo khaas ah
Maxamed
SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY By:Mohammed Dahir Ahmed Democracy d
H.E President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo and entourage today flew out of the country headed to th
Waraysiyo
dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Maxamed-Kayse Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo
HAlkan Dhig 160x60