Search Here:-

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Marxum Axmed Muxumed Xayd (Qori) oo ku Geeriyooday Maanta Hargeysa  Marxuumka Ayaa ka Mid Ahaa Odayaasha iyo Ganacsatada Waaweyn ee Dalka

Written by: admin
Published: September 8, 2016     

hu14ps
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Geeridu Waa Xaq ALLE Naxariistee Jano ha ka waraabiyo Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Maanta 08/09/2016 Marxuum Axmed Muxumed Xayd kana mid ahaa Ganacsatadii Waa weynayd ee Dhulka Soomaalida Guud ahaan laga yaqaanay Gaar ahaan Ka ganacasiga Xoolaha Nool ee Loo Dhoofin Jiray Wadamada Carabta INAALILAAHI WA INAAILAYHI RAAJACUUN.

 

Marxuum Axmed ayaa ahaa Oday Qaran oo ka baxay Somaliland magac iyo Taariikhna ku dhex leh Bulshada Somaliland iyo Qarankaba, laguna Xasuusan Doono Doorkii shariifka ahaa ee uu ka soo qaatay Nabadayntii Iyo dib u dhiska dalka.

Marxuumka ayaa ahaa Addoon Sakhi ah oo u Roon Dadka Masaakiinta ah ama danyarta  ah aad na u gacan Qaban Jiray.

Allah ha u naxariistee Marxuum Axmed  Waxa  lagu aasi doonaa Magaalada Aw Barkhadle oo ku taala Bariga Hargeysa.

 

tacsi-1

Dhamaan Bahda Maroodijex Media  Waxay Tacsi u Dirayaan Ubadkii, Ooridii ,Ehelka Qaraaabada iyo Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Geerida Marxuum Axmed Muxumed Xayd Marxuumkana Waxaanu Alle uga Baryayanaa Janatul Fardawsa Aclaa.

 

 

Wararkii ugu dambeeyey
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag https://youtu.be/1hYcK8s04fQ
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                       
Warar
Waraysiyo khaas ah
SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY By:Mohammed Dahir Ahmed Democracy d
H.E President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo and entourage today flew out of the country headed to th
Waraysiyo
dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo
HAlkan Dhig 160x60