Maalmihii Dadkii Ugu Badnaa La Dilay (Xogta Dahsoon)
Written by: admin
Published: November 18, 2016
Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qiyaasaha ku saabsan maalintii la dilay ama ay si kaleba u dhinteen dadkii ugu tirada badnaa taariikhda inta la xasuusan yahay.