Search Here:-

Machadka Barashada Qur’aanka Kariimka Iyo Culuumta Diinta Islaamka Oo Bushaaro Balaadhan U Sidda Qurbo-Joogta Ku Dhaqan Daafaha Dunida

Written by: Hanad
Published: October 3, 2016     

xaysiiska-machadka

Bushaaro……………………Bushaaro………………………Bushaaro

 

Machadka SOMALI QURAN ONLINE waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka ugu buushaaraynaysaa inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah (Maqal iyo Muuqaal)  oo aad QUR’AANKA KARIIMKA iyo CULUUMTA DIINTA ISLAAMKA ah ku dhigan karto adigoo jooga Gurigaaga iyo Xafiiskaaga. Caruur Iyo Waayeelba way dhigan karaan Machadka Goor kasta iyo Goob kasta ood joogto. Waxaa kaloo machadka aad ka helaysaa barashada Luqada Carabiga, Somaliga, Axaadiista, Tajwiidka, Siirada Nabiga (SCW) iyo dhamaan Culuumta Barashada Diinta Islaamka.

Machadka waxaa diyaar kuugu ah Macalimiin Soomali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo shan maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku. machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!

Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah.

 

FADLAN WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

 

FREE CALL: 0014155348912

MOBILE: 00 252 65 9745045

FACEBOOK: www.facebook.com/somaliquranonline

GMAIL: somaliquranonline@gmail.com

SKYPE: Machadka Somali Quran

 

Aabo iyo Hooyo waa inaynu caruurteena ku barbaarina Quraanka Kariimka iyo Sunaha Nabigeena Suuban (SCW) si ay Aduun iyo Aakhiraba inoo anfacaan.

 

Fiiro Gaar ah: Machadku Wuxuu Siinayaa Ardayda Dhamaysata Quraanka Kariimka Iyo Culuumta Diinaga Ahba Shahaado (Certificate) Anfici Doono Ardayga.

Wararkii ugu dambeeyey
hqdefault
Warbixin: Abaaraha Gobolka Badhan Iyo Bariga Sanaag https://youtu.be/1hYcK8s04fQ
xuseen-belel
Habkee Loo Raacayaa xil ka Qaadista Hogaanka Xisbiyadda                       
Warar
Waraysiyo khaas ah
Maxamed
SOMALILAND’S HOUSE OF ELDERS IS DETRIMENTAL TO DEMOCRACY By:Mohammed Dahir Ahmed Democracy d
H.E President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo and entourage today flew out of the country headed to th
Waraysiyo
dhinaca-bidix
Opinion
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Maxamed-Kayse Kasmo iyo Kaskaaga Q4aad    September 17, 2016
Diintu Waa nasteexo
HAlkan Dhig 160x60