Written by: admin Published: June 16, 2016
Xunayn waa dagaal ka mida dagaalada ay Muslimiintu galeen ee uu Quraanku ka sheekeeyay. Barmaamijka 11aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanynaa dagaalkaas iyo casharada laga faa’idaysanakaro.